Ururka Beeralayda Qaranka oo ka hadlay dhibaatooyinka kasoo gaaray Fataahada Wabiga (dhegayso)

Ururka Beeralayda Qaranka oo ka hadlay dhibaatooyinka kasoo gaaray Fataahada Wabiga (dhegayso)

Ururka iskaashatada Beeraleyda qaranka ayaa sheegay inay dhibaatoyin isugu jira fatahaato iyo cayayaan ay fara ba’an ku hayaan beeraleyda somaliyed taasoo saameyn wayn kuyeelatay dalagyadii iyo waxsoo saarkii dalka.

Warbixintan Muqdisho Wariyaheena Amino Ladan Axmed Cali ayaa kaso drtay Muqdisho

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com