Ururka Dhalinyarada gubolka Karkaar ee Kaynet ayaa maamulka degmada Qardho iyo xilibanada golaha deegaanka Qardho ka codsaday in la siiyo dhul, Axmad Muse oo ka mid ah xubnaha ururka dhalinyarada gubolka karkaar ayaaa jidiyay codsigaa xili uu ka qayb galayay kalfadhiga golaha deganka Qardho.
DHEGAYSO
COMMENTS