Ururka Suxufiyiinta NUSOJ ayaa Magaalada Garoowe ka daahfuray tababar soconaya laba maalmood

Ururka Suxufiyiinta NUSOJ ayaa Magaalada Garoowe  ka daahfuray tababar soconaya laba maalmood

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ka daahfuray tababar soconaya laba maalmood oo suxufiyiinta lagu tababarayo ka warbixinta Arimaha Socdaalka.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com