Xoghayaha guud ee Ururka suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Fesoj Maxamed Ibraahin Macalimow oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in laamaha amniga ay galaan xarumaha Daljir iyagoo aan wadan warqad sharci ah oo lagu xirayo.
waxa uu ka digay caga juglaynta iyo handadaada lagu hayo Warbaahinta Daljir oo ka hadasha xaqiiqada iyo dhacdooyinka deegaanada Puntland.
wariye Cabdiraxmaan Waabari ayaa warbixintan ka diyaariyay.
COMMENTS
ASC
Waxaan idin codsanayaa in aad
II sheeg taan meel aan Kala soo xiriro Walaalkey ama saaxibkey
Farax cumar nuur
Xoghayaha guud ee FESOJ