Ururka Warbaahinta Puntland oo qardho ku qabatay kulan ku saabsan wacyigelinta bulshada ee Maareynta khataraha

Ururka Warbaahinta Puntland oo qardho ku qabatay kulan ku saabsan wacyigelinta bulshada ee Maareynta khataraha

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa Qardho ku qabtay kulan ku saabsan wacyigelinta bulshada ee Maareynta khataraha musiibooyinka (DRM) iyo doorka warbaahintu ay ka qaadan karto sare u qaadida wacyiga bulsho.

Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka, agaasimaha waaxda arrimaha bulshada, saraakiisha waaxda DRM, Gudoonka MAP, Gudoomiye xigeenka Dallada PYAN iyo qaar ka mida hawlwadeenada warbaahinta Qardho ayaa ka qaybgalay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com