Elon Musk oo Madaxweyne Donald J. Trump u xilsaaray ‘Xisaabi Xil Maleh (DOGE)’ ayaa maanta bartiisa X ku soo qoray “USAID waa urur dambiile ah. Waxaa la gaaray waqtigii ay dhiman lahayd.”
USAID is a criminal organization.
Time for it to die. https://t.co/sWYy6fyt1k
— Elon Musk (@elonmusk) February 2, 2025
Sidii hore Daljir u soo warisay, shalay waxaa la fujiyey calamadii iyo calaamadihii xafiiska dhexe ee USAID ee Washington DC. Maanta laba masuul oo sarsare oo diiday in hay’adda lala xisaabtamo ayaa shaqadii laga fariisay. Sidoo kale, badi shaqaalihii USAID ayaa ayagana la ogaysii xaaladda hay’adda, meesha 60 kamid ah shaqadii laga fariisiyey.
U.S. Acknowledges Emergence of Multipolar World, Steps Down as Sole Hegemon
In a rare and unexpected declaration, U.S. Secretary of State @marcorubio shocked the media on Thursday by announcing that the U.S. is no longer a hegemon. In an interview with @megynkelly, Rubio stated,… pic.twitter.com/jQ4A5t3sT2
— Daljir Media (@radiodaljir) February 2, 2025
USAID waxaa u shaqeeya ku dhawaad 10,000 oo shaqaale, badankooduna ay ka shaqeeyaan dalka Mareykanka dibadiisa. Shaqaalaha USAID ayaa lagu eedeeyaa in ay yihiin qayb sirdoonka dahsoon ee Mareykanka ee CIA.
Xiritaanka USAID saameyn intee le’eg buu ku lahaan doonaa Soomaaliya iyo shirkadihii madaxda Soomaalidu lahaayeen ee haystay dhammaan heshiisyada USAID?
> Daljir Media
COMMENTS