VILLA SOOMAALIYA OO WELI KA AAMUSAN QORAALKII SENATORKA MAREYKANKA EE AQOONSI RAADISKA HARGEYSA & SHIINAHA OO SI KULUL U CAMBAAREEYEY

Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay qoraalkii Senator-ka Mareykanka ee ku saabsanaa aqoonsi raadis Somaliland, kuna tilmaantay mid aan sal lahayn, faragelina ku ah arrimaha gudaha ee Soomaaliya, isla markaana kahorimanaya mabaadi’da aasaasiga ah ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay.

> Daljir media

MAQAALO KALE

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com