Waxaa sii xoogeysanaya xiriirka Shiinaha, Hindiya iyo Ruushka, waxaana kor u sii kacay cududda ciidan iyo tan dhaqaale ee ururka BRICS. Haddaba maxaa xigi doona, ma reer Galbeedka oo sii huriya colaadaha taagan, bilaabana kuwo horleh, mise adduunka isbadalay bay dhankooda ka dhaansan doonaan?
Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.
> Daljir Media


COMMENTS