WAA MAXAY DOORKA CIIDAMADA AMNIGA EE SUGAYA GOOBAHA AY DOORSHADA KA DHACAYSO ?

WAA MAXAY DOORKA CIIDAMADA AMNIGA EE SUGAYA GOOBAHA AY DOORSHADA KA DHACAYSO ?

Taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Cabdi Yare & Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland Guuleed Saaxa oo caawa shirjiraadi ku qabtay xarunta laga hagi doono goobaha codbixinta ayaa ka hadlay hay’ad kasta iyo doorka ay doorshada ku leedahay.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com