Waa maxay Jeegaan waa se maxay Jeegaanisim ama siyaasadda ku salaysan iskaashiga Jeegaanta?

Waa maxay Jeegaan waa se maxay Jeegaanisim ama siyaasadda ku salaysan iskaashiga Jeegaanta?

Waraysi xiiso gooni ah xambaarsan iyo Xasan Cabdi Caynaanshe: 1957 Waxaa Hargeysa ka biloowday mabda’ loogu magacdaray Iskaashiga Jeegaanta markii danbena isku badalay siyaasadda Jeegaanisim oo si sare uga hanaqaaday Somaliland 30kii sano ee la soo dhaafay. Haddaba waa maxay Jeegaanisim? Yaa aasaasay, yaa se tiir u ah, muxuu se yahay mabda’a Jeegaanisim? | Kaga bogo waraysigan taariikhyahan iyo siyaasi sare Xasan Cabdi Caynaanshe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com