WAA MAXAY SABABTA MAREYKANKU UGU DUULAY VENEZUELA?

WAA MAXAY SABABTA MAREYKANKU UGU DUULAY VENEZUELA?

WAA MAXAY SABABTA MAREYKANKU UGU DUULAY VENEZUELA?

MAREYKANKU DHAQAALE DOON UGUMA DUULIN VENEZUELA EE WUXUU KU DUULAY AMARKA NETANYAHU

WQ: David Miller, Prof. Bristol University

Weerarka la weeraray Venezuela wax shaqo ah kuma laha saliid ceerin iyo shidaal toona. Sida la qiyaasayo oo laga helay ilo lagu kalsoonyahay waxay qaadan doonto $40–50 bilyan USD si soo celiyo wax‑soo‑saarkii hore ee shidaalka Venezuela heerarkii ka horreeyay cunaqabataynta Mareykanka, waana mid la ogyahay in saliidda culus ee Venezuela ay aad u cufantahay oo u dhagdhag badan tahay, una baahantahay farsamayn khaaska ah (tusaale ahaan, warshadaha sifaynta Shiinaha ee loogu talagalay hawshaas).

Si kastaba ha ahaatee, Maraykanku hore ayuu ugu jiray silsiladda sahayda Venezuela iyada oo loo marayo shirkada shidaalka Chevron, oo xiriir wanaagsan oo muddo dheer ah la lahayd PDVSA.

Soo‑saar saliid Venezuela oo Mareykan hadda soo saaro ma aha mid dabooli doona baahiyaha degdeg ah ee Mareykanka, mana dhici doonto in uu hoos-u-dhigo qiimaha saliidda, xitaa wax cadaadis ah ma saari doono suuqa shidaalka ee Sucuudiga, Ruushka ama soo‑saarayaasha kale ee shidaalka.

Haddaba waa maxay sababta loo weeraray Venezuela?

Tani waa farriin ka timid Netanyahu iyo “Pax Ju^daica (Boqortooyada cusub ee Yu^hdda)” oo loo dirayo dunida inteeda kale, ahna: annagaa Trump iska leh sidaas darteed annagaa idin leh. Waa tijaabo nooc cusub oo hawl‑gal beddel‑dawladeed (regime change operation) — ahna mid kharash yar, khatar yar, oo raad yar — kaas oo Netanyahu ku beddelayo habkii hore ee uu ugu tiirsanaa Maraykanka, kaas oo adeegsan jiray ciidamada Mareykanka iyo kharash badan si uu u fuliyo danaha Yuh^udda, sidii duullaannadii lagu qaaday Afqanistan, Ciraaq, Liibiya, Suuriya iyo meelo kale.

Tani waa qorshe cusub oo lagu xallinayo dhibaatooyinka Trump ka haystay taageerayaashiisa ee isticmaalka ciidamada Mareykanka, waana farriin taageerayaasha Trump loo dirayo oo ah inay ogaadaan inuu Trump yahay qof ayaga u shaqeeya si uu awoodda Maraykanka si sahal ah ugu wareejiyo “Boqortooyada cusub ee Yu^huudda.”

Tijaabadaan hadda waa mid guuleysatay, taageerayaasha MAGA ayana waxaa markaas laga rabaa inay taageeraan hawlgalada beddelka dowladaha (regime changes) ayaga oo laga dhaadhicinayo in hawlgaladu yihiin dan Maraykan, halkaas oo meel la iska dhigayo culaysyadii adkaa ee loogu yeeri jiray Dagaalada ka dhanka ah Argagixisada.

Tehraneey ma maqlaysaa!

DHAMMAAD

Qorshaha Soomaaliya lala maaganyahay ma kan Prof. David Miller kor ku xusay baad u malaynaysaa? Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com