Xildhibaan Garyaqaan Maxamed Aadan oo kamida Baarlamaanka SSC-Khaatumo ayaa kahadlay shuruudaha Xildhibaanka.
Qoraal uu kufaafiyay bartiisa facebook ayuu kaga hadlay Shuruuddaha Xildhibaanka.
” SSCKH,Sharciyan maxaa laga raba oo lagu xulayaa,Sidda Axdigu Qorayo:-
======================================
1.Waa In uu xillasyahay da’adiisuna aysan ka yarayn 30 sano.
2.wa in uu buuxiyay shuruudaha qodobka 2aad.
3.waa in aysan Maxkamadi hors ugu xukumim Dambi,khiyaano qaran xatooyo xoola dadwayne ama faldambiyeed mujtamaca dhexdiisa ku xun.
4.Waa in uu leeyahay ugu yaraan aqoon dugsi sare ama Khibrad lacadeeyay oo udhiganta.
5.hadii Xubinto lumido xubin nimadeeda,waxaa Soo-Dooran Beshiisa,Beesheedda.
FG:Hadii shuruudaas uu qoray Axdiga aynu ku heshiinay,Qaraarkii Baarlamaanku Soosarayna uu ka saaray,Habka Doorashadda Xulista Xildhibaanadda,Waxaa Khasaba in Habraac khasaba ay soo-saaraan Golayaasha uu aqoonsanyahay Axdiga lagu heshiiyay.
Laakin waxa hadda reeruhu kska butuluqsan cuqaashoodu maaha habraac layidhi ha soo-xulaan cuqaashu xubnaha, waa in ay ka warsugaan golayaasha Axdigu sheegay ee SSCKH.
Xildh,Garyaqan Maxamed Adan


COMMENTS