Waa sidee xaalada magaalada Kismaayo kadib doorashooyinkii is khilaafsanaa ? (Akhriso)

Waa sidee xaalada magaalada Kismaayo kadib doorashooyinkii is khilaafsanaa ? (Akhriso)

Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa maanta dib loo furay kadib markii maamulka Jubbaland uu amray in la hakiyo dhammaan gaadiidka soo gala magaaladaas dhul,cir iyo badba.

Xarumaha dowlada ayaa dib u bilaabay howlahooda shaqo waxaana magaalada laga dareemaya jawi daganaansho ka dib markii ay magaalada ka dhaceen dibad baxyo lagu taageerayay dib u doorashada Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo kuwo lagu taageerayay Musharaxiinta Mucaaradka ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com