Waaxda Wadajir oo la kulantay Xoghayaha dowlada hoose ee Dagmada laascaanood. (Sawirro)

Waaxda Wadajir oo la kulantay Xoghayaha dowlada hoose ee Dagmada laascaanood. (Sawirro)

Kulankan oo ujeedkiisu ahaa dardar gelinta shaqooyinka horumarineed ee Waaxda Wadajir waxaa ka qayb galay Xoghayaha Caasimadda Boos Dubad Boos oo ay weheliyaan Agaasimaha Waaxda Cashuuraha Cabdiraxmaan Cabdilaahi “Koronto” iyo Xildhiban Faysal nadiif.

Xoghayaha ayaa Gudiga Waaxda Wadajir uga mahadnaqay sida habsamida leh ee ay u wadaan shaqada waaxdaasi geesta kalena ku booriyey derder gelinta cashuuraha waaxdaasi.

Agaasimaha Waaxda cashuuraha Dowlada hoose ayaa Gudiga Wadajir ku booriyey inay Shaqalaha cashuuraha Kala shaqeeyaan sidii Waaxdaasi ay uga soo aruurin lahaayeen cashuuraha.

Maxamed koronto | Daljir laascaanood

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com