(WACAAL DARAY AH) DFS oo lagu eedeyey in Mashruuca Dekeda Garacad ay Hobyo u wareejinayso

Muqdisho June 2, 2016 Xildhibaan Cabdi Yuusuf Jibriil oo kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa u sheegay Radio Daljir in mashruuca dhismaha Dekeda Garacad ay dawladda Faderaalku dooneyso in ay u wareejiso magaalada Hobyo ee Koonfurta Galmudug.

Xildhibaanku wuxuu sheegay in Ra’iisulwasaare kuxigeenka dalka Max’ed Cumar Carte Qaalib uu mashruuc u doonayo magaalada Hobyo, taas oo muujinaysa sidda ay dawladda Faderaalku uga soo horjeedo horumarka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com