Wacaal daray ah: Madaxweyne Gaas oo magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Doorashada Puntland

Wacaal daray ah: Madaxweyne Gaas oo magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Doorashada Puntland

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxmed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiilada. Guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada ayaa ka kooban 8 xubnood oo dhamaantood rag ah.

Magacyadda Guddigu waa sida hoose:

1- Caaqil Cismaan Ismaal Barre (Guddoomiye)

2- Maxamed Cabdikariim Maxamuud

3- Burhaan Maxamuud Cilmi

4- Caydaruus Axmed Faarax

5- Axmed Cali Cabdullaahi

6- Maxamed Abshir Garaad Maxamed

7- Xaaji Xuseen Cali Xasan

8- Maxamed Cabdiqaadir Cismaan (Xoghayn).

Ma jirto illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay musharaxiinta doorashada Puntland oo ku aadan magacaabista guddigan iyo in laga talagaliyay iyo inkale.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com