Wacaal daray ah: Lix Musharrax oo u tanaasulay Musharraxin kale (Daawo)

Wacaal daray ah: Lix Musharrax oo u tanaasulay Musharraxin kale  (Daawo)

Caawa waxaa shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Garoowe qaar kamid ah Musharrixinta xilka madaxtinimadda Puntland ,waxaana caawa u tanasuleen sadexda musharrax ee kala ah Siciid Cabdulaahi deni,Dahir Mire iyo Cabdisamad Maxamed Gallan.

Hoos kadaawo Shaacinta Tanaasulka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com