Wacaal daray ah: Madaxweynihii Hore ee Yeman Cali Cabdala Saalax oo la dilay

Wacaal daray ah: Madaxweynihii Hore ee Yeman Cali Cabdala Saalax oo la dilay

Wararka deg dega ah ee ka imaanaya Dalka Yeman ayaa sheegaya in Gordhawayd Kooxda Xuutiyiinta ah ay dileen Madaxweynihii Horre ee dalka Yeman Cali Cabdala Saalax.

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xuutiyiinta waxa uuna sheegay in la dilay Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax,isago ka hadlayeey Idaacada Xuutiyiinta ah ayuu hadalkan sheegay.

Dhinaca Tv-ga Aljazeera ayaa Baahinaya Muqaalka Meydka Madaxweynihii Horre Cali Cabdala Saalax oo lagu waddo Gawaari ciidan oo ay saaranyihiin Kooxaha Xuutiyiinta ee Dalka Yeman.

ilaa hadda Majirto ilo kamadax Banaan Xuutiyiinta oo ka hadlay Geerida Marxuumka oo ahaa Geesi kusoo dhaweyeey dalkiisa xiliguu madaxweynaha ahaa Somaali farabadan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com