Waxaa goor dhawayd la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda maamul goboleedyada dalka ee magaalada Garoowe uga socday mudo Afar maalmood ah Madaxweyne yaasha Puntland, Galmudug , Koonfur galbeed ,iyo Jublanad .
Shirkan ayaa waxaa laga soo saaray War-murtiyeed ka kooban ilaa iyo 14 qodob .
Halkan ka Akhriso.
COMMENTS