Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa ku amartay Xawaaladaha iyo Shirkadaha kale ee ganacsiga in aysan adeegyadooda u adeegsan karin magaca “Somaliland”, isla markaasna ay kaliya ku soo koobaan magaca Soomaaliya.
COMMENTS