WACAAL DAREY AH: BAARLAMAANKA IRAN OO COD AQLABIYAD AH KU GO’AAMIYEY IN LA XIRO MARINKA HORMUZ

WACAAL DAREY AH: BAARLAMAANKA IRAN OO COD AQLABIYAD AH KU GO’AAMIYEY IN LA XIRO MARINKA HORMUZ

Kaddib weerarkii Mareykanka ee saaka ee xarumaha nukliyeerka Iran, Baarlamaanka Iran ayaa hadda go’aamiyey in la xiro Marinka Hormuz oo muhiim u ah ganacsiga adduunka, siiba shidaalka. Go’aanka kamadambaysta ah waxaa iska leh Hogaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Khamenei.

Haddii la xiro Marinka Hormuz, waxaa la filayaa in dhaqaalaha reer Galbeedka iyo kan waddamada Khaliijku uu dhulka galo, dabadeedna uu saameyn daran ku yeesho dhammaan dunida.

> Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com