Dab ka kacay goor dhawayd keedka Cajaladaha ee radio Muqdisho ayaa waxaa ku bas beelay oo ku gubtay ilaa iyo Boqolaal Cajaladood .
Qaybta dabka uu qabsaday ayaa waxa ay ahayd qabtii afafka qalaad ee lagu keedinjiray Cajaladaha ,waxaana la sheegay in sababta dabkan dhalisay ay ahayd cilad koronto, waxaana lagu guulaysta markii dambe in ladamiyo
Keedka Cajaladaha ee radio Muqdisho ayaa jiray mudo 60 sanno ah .
Agaasimaha wasaarada Warfaafinta ee dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo baaritaan ku aadan sabata dabka dhalisay .
COMMENTS