Wacaal Darey ah: Guddoomiyihii hore ee degmada Qandala oo Bosaso lagu diley

Wacaal Darey ah: Guddoomiyihii hore ee degmada Qandala oo Bosaso lagu diley

Wararaka ka imaanaya magaalada Bosaso aaya sheegaya in koox hubeysan ay ku dileen gudoomiyhii hore ee degmada Qandala ee gobolka Bari.

Gudoomiyaha ayaa lagu magacaabi jiray  Maxamad Quurshe.

Dilka ayaa ka dhacay meel aan sidaa uga fogeyn kaalinta shidaalka ee lagu magacaabo Alladii.

Magaalada Bosaso waxaa mudooyikan ku soo badanayey dilalka qorsheysan iyo qaraxyada la dhigayo meelaha ay ku badan yihiin shacabka.

Xalay ayay ahayd markii ay ciidamada amniga gobolka ay fashileen qarax lagu aasay xaafada Al-Rashiid.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com