Madaxweyne cusub ee dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa isla markii la doortayba waxa uu soo saaray Wareegtadii ugu horeysay oo ku joojiyay kharashaadka ka baxaya Akoonada hay’addaha dowliga ah ee Puntland iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay .
Halkan ka Akhriso.
COMMENTS