Wacaal Darey ah: Qarax Ismiidaamin ah oo Gaalkacyo ka dhacay

Wacaal Darey ah: Qarax Ismiidaamin ah oo Gaalkacyo ka dhacay

Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan qaybta Galmudug waxaa goor dhawayd ka dhacay qarax Ismiidaamin ah oo gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Qaraxa ayaa la sheegay in bartilmaameedkiisa uu ahaa shir kasocday Hotel ku yaalay magaalada,kaas oo ay ku madalsanaayeen  saraakiil katirsan ciidamada dowladda iyo madaxda maamulka Galmudug.

lama oga ilaa iyo haatan khasaaraha rasmiga ah ee qaraxn.

Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxan.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com