Wacaal Darey ah: Wasiirkii Amniga Jubaland oo Maxkamad la soo taagay

Wacaal Darey ah: Wasiirkii Amniga Jubaland  oo Maxkamad la soo taagay

Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa maanta la soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir, iyadoo loo heysto eedeymo la xiriira tacadiyo dhanka bani’aadanimada oo ka dhacay Gobolka Gedo sanadkii 2015.

Cabdirashiid Janan iyo Buulle Aadan Maxamed oo aha Taliyihii Ciidamo ka howlgeli jiray Doolow iyo Beledxaawo ayaa labadaba la isla soo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa bishii April ee sanadkan waxa ay baabi’isay dhammaan eedeymihii loo heystay Mr Cabdirashiid Janan ayaa hadana waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda Gobolka

Wasiir Janan ayaa la xiray dhamaadkii bishii Agosto, xilli garoonka diyaaradaha Muqdisho ku ahaa Transit, kuna sii jeeday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com