Wadayaasha Mootada loo yaqaano Bajaaj, kuwooda ka shaqeeya Magaalada Garoowe, ayaa shaqo joojin sameeyay, kaddib markii sida ay sheegeen fara gellin maamulkooda ay ku sammeeyeen maamulka dawladda hoose.
Maalintii labaad ayaa wax shaqo ah aysan qabanayay gaadiidlayda bajaajta waxaana dhammaan inta la qabtay lagu xeereyay saldhiga dhexe .
Axmed Sheekeeye ayaa arrintaasi ka warbixinaya .
COMMENTS