Gaalkacyo iyagoo u kuur galayay sida uu mashruucan usoco iyo dowrkii ay dowladdu ka qaadan lahaynd dhismaha waddadan.
Dowladda Jarmalka ayaa 8-bishii Sebtember 2018kii joojisay mashuurcan kadib markii Hay’addii waddooyinka ee Puntland ee (PHA) laga waayay wax xisaab celin ah, mudadii intaasi ka dambaysayna waxaa shaqada siiwaday shirkada Isxilqaan.
Mowliid kooshin oo kamid ah shaqaalaha shirkadan ayaa wariye Xasan Heykal waxa uu uga waramay haklka ay howshu marayso iyo ujeedka wafdigan.
Dhegayso.
Sawiro.
COMMENTS