Wafdi ka socda Wasaaradda kaluumaysiga Puntland oo kormeeray degaano dhowr ah (dhegayso)

Wafdi ka socda Wasaaradda kaluumaysiga Puntland oo kormeeray degaano dhowr ah (dhegayso)

Wasiirka Kaluumaysiga & khayraadka Badda ee Puntland ayaa dhowaan gudi u saaray inay sookormeeraan xaalada xeebaha Puntland Gudoomiyaha gudigaasi Farxaan cabdiriid Sugulle, oo ah Agaasimaha waaxda Hanti Dhawrka gudaha ee Wasaarada Kaluumaysiga & khayraadka Badda ee Dowlada Puntland, ayaa Radio Daljir uga waramay deegaano xeebeedyada ay ilaa hadda kormeereen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com