Magaaladda Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ergayga gaarka ah ee Qaramada midoobey u qaabilsan Arrimaha Somaaliya,waxayna kulan la qaaten Madaxweynaha Somaliland muuse biixi.
Warbixintan Waxaa inoo diyaariyeey Wariye Khadar Cawl
COMMENTS