Wafdi uu hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad ismaacil oo gaaray Fiqifuliye

Wafdi uu hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad ismaacil oo gaaray Fiqifuliye

Wafti uu hoggaaminayo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka kooban cuqaal, odayaal, iyo aqoonyahan ayaa ka baxay magaalada Laascaanood, caasimadda SSC-Khaatumo, iyagoo ku sii jeeda degmadda Fiqifuliye ee gobolka Sanaag.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com