Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga Kiiska Badda oo Muqdisho ka dhofay

Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga Kiiska Badda oo Muqdisho ka dhofay

Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga dacwadda Badda ee taala maxkamadda caalamiga ee Cadaalladda Adduunka ayaa goor dhow u ambabaxaya magaalada Hague.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mahdi Guuleed, waxaana wehliya Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, waxaana guddigan qeyb ka ah qarreenada Soomaaliya difaacaya.

Dhageysiga dacwadda ayaa la filayaa inay bilaabato 15-ka bishan, iyadoo dhageysiga uu noqonayo mid toos ah, oo aaladda foggaan araga laga daawan doono.

Intii uu Madaxweyne Farmaajo xilka hayay illaa saddex jeer ayaa dib loo dhigayay dhageysiga dacwada, iyadoo ahaa codsi ay dowladda Kenya wadatay,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com