Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulada Jubbaland, Koonfur Galbeed, Galmudug, HirShabeelle iyo Puntland ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Qardho. Waftiga waxaa horkacayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland.
Duqa degmada Qardho, Cabdisiciid Cismaan, ayaa Qardho ku soodhoweyay.
COMMENTS