Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka soo gudubtay wejigii seddexaad ee geeddi socodka dayn cafinta,waxaana siyaabo kala duwan uga hadlay gabagabada wajigaas aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta Somaliyeed ee dalka ku sugan.
Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan Ayaa Warbixin ka diyaariyeey.
COMMENTS