Wakiilka Xisbi Siyaasadeedka Shaqaalaha ee gobolka Mudug Axmed Cabdikariin Cismaan Qodaar ayaa sheegay in xisbi Siyaasadeedka shaqaalaha ay sheeganayaan dad aan lahayn isagoona baaq udiray Gudiga Doorashooyinka Putnalnd ee Pec iyo Maxadweynaha dowalada Puntland Siciid Cabdulaahi Deni
COMMENTS