Walaaca laga qabo doorashada Soomaaliya oo sii xoogaystay (daawo)

Walaaca laga qabo doorashada Soomaaliya oo sii xoogaystay (daawo)

Garaad Cabdilaahi Tamaam “Harti xaqii ay kulahaayeen Aqalka Sare cagta ayaa lagu dhuftay hareerahaan ka tuunsanahay sidii Daanyeer Ceel laga tolay,xaqna ma aha”
wuxuu Garaadku tusaale usoo qaatay gabaygii Sayid Cabdulle Xasan markii Geela laga qaatay.

Hadab marka hor garaadku waxa uu ka hadlayaa waddo la’aanta ka jirta gobolka Gardafuu ee Puntland iyo sida ay dadku ugu dhiban yihiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com