Waqooyiga Kuuriya ayaa iska mamnuucday dalxiisayaasha uga imaanaya wadanka Shiina, kadib markii Shiina uu ka dilaacay cudur aan la aqoon.
Dadka ugu badan ee dalxiiska u aada Waqooyi Kuuriya ayaa ka soo jeeda Shiina iyo dalxiisayaal kale oo ka imaanayay Waqooyiga Shiina.
Wadanka Shiina waxaa ka dilaacay cudur aan la aqoon, cudurkaasi oo saameyn ku yeeshay isu socodkii Shiina iyo wadamada kale.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
COMMENTS