Caabudwaaq, Sept, 06. 2016 – Inta la hubo labo ayaa dhimatay Nabadoon Muuse Geelena dhaawac ayaa soo gaaray, kaddib markii gurigiisa caawa la weeraray, wararku waxay intaasi ku darayaan arrintaan in ay la xiriirto aano qabiil
Dadka dhintay ayaa la sheegay in ay ahaayeen caa’ilada Nabadoona, waxaana arrintaan ay kusoo beegmaysaa xilli Caabudwaaq ay aad ugu soo badanaysid muddooyinkii ugu dambeeyay dilalka iyo dagaalada la xiriira qabaa’ilka dhexdiisa.
Wixii soo kordha kala socda Www.radiodaljir.com
Diiwaanka Wararka
Radio Daljir,
COMMENTS