Shir Garoowe uga socday beesha Tanade Darood iyo Isimada Puntland muddo 3 bilood ah ayaa la soo gabagabeeyey, lagana soo saaray war murtiyeed.
Warbixinta waxaa noo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.
War Saxaafadeedka beesha Tanade Daarood
COMMENTS