Minneapolis, Nov 03 – War saxaafadeed ka soo baxay Golaha Qurbajoogta Puntland oo ku wajahan dhacdooyin iyo falal dambiyeedyo ka dhacay Puntland maalmihii la soo dhaafay. War saxaafadeedka ayaa isugu dhafan dhalleecay, baaq iyo talooyin ku socda dawlada Puntland, shacabka, qurbajoogta Puntland, iyo bulshada caalamka.
Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.
COMMENTS