Wararka laga helayo gobolka Jubada Hoose ayaa soo sheegaya in duqayn diyaaradeed ay ka dhacday deegaanka Kamsuuma, halkaasi oo la sheegay inay ku sugnaayeen xubno katirsan dagaalamayaasha Al-shabaab.
Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay duqayntan in lagu dilay 11- dagaalame oo uu ku jiro masuul kooxda Al-shabaab ugu magacaaban gobolka Banaadir.
Majirto wax war ah oo kasoo baxay Al-shabaab iyo ciidamada Mareykanka oo inta badan duqaymaha noocan oo kalle ah fuliya oo kusaabsan weerarka Kamsuuma.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS