Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Boosaaso

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Boosaaso

Saacado kadib dagaalkii saaka ka dhacay Boosaaso ayaa istaagay, waxaana dib usoo laabtay isku socodkii dadka iyo gaadiidka.

Qaar kamid ah dadkii magaalada ka barakacay ayaa dib ugu soo laabat halka qaarkoodna ay u barakaceen markii horeba xaadao ku yaala magaalada.

Isbitaalada magaalada ayaa lageeyay dhaawacyo badan oo isugujira askar iyo dad shacab ah, dowladda iyo PFS ilaa iyo hada wax faahfaahin ah kama aysan bixin khasaarihii ka dhashay dagaalka saaka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com