Xaalada magaalada Blosaaso ayaa maanta dagan, kadib markii shalay duleedka magaalada Bosaaso gaar ahaan kaantaroolka magaalada uu dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo malayshiyadii xalay magaalada ku hoyatay ee kayimid dhanka degmada Carmo.
shacabka ayaa xalay ilaa iyo saaka muujiyay cabsi xoogan maadama ay ciidamo farabadan oo dhahnka dowladda iyo malayshiyaadkaba ay ku sugan yihiin magaalada Bosaaso.
Hadaba waxaa istuudiyaha Daljir maanta nagu soo booqday Nabadoono iyo isimo uu kamidyahay Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo ka hadlay xaalada magaalada kajirta .
Dhegayso.
COMMENTS
WARYAAA REER BARIGII DHIIGAY ISKU FUREEN OO WAXAY DHAHEEN(ARBOOWE DENI AALA TAHAY!).
WAXAAN ARKAA IN DENI HADEER AYKUSOO URUREEN BEESHA DHEXE EE PL=MAX’UD SALEBAN QAARKOOD OO KALIYA BEELIHII KALANA AY KA DHAQAAQEEN DENI.
Nuurka nederland
Naa maxamuud saleeban afka kalabax
Waxaa tahay,wecel dhulbahante,orodoo ismeeleeya
Cuqdo udhimo
Jaahil,marqaan,=weceldhulbhnte