Shirkii Golaha Iskaashiga ee maamul goboleedyada oo shalay ka furmaya magaalada Garoowe ayaa maanta galay maalintii labaad ee shirka , waxaana Madaxda maamul goboleedyada u socoda kulamo gaar gaar ah oo ay Warbaahintu dibad joog ka tahay .
Madaxda ayaa ka doodaysa qodabadii shalay shirka looga hadlay iyo kuwii ka horeeyay ee ay isla meel dhigeen .
Shirkan ayaa lafilayaa in maalinta beri ah la soo gaba gabeeyo lagana soo saaro Warmurtiyeed ka kooban dhor qodob.
Amniga caasimada Puntland ayaa aad loo adkeeyay .
COMMENTS