Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka Coronavirus ee dalka

Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka Coronavirus ee dalka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiinisay inay kordheen tirada dadka uu soo ritay cudurka Coronavirus, waxaana shalay soo kordhay 9 qof oo lix ka mid ah la sheegay inay xiriir la sameeyeen qof horay cudurkan looga helay.

Labo ka mid waxay ka tirsan yihiin Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka, waxaan tirada ka dhigeysa 4 qof shaqaalaha Wasaaradda oo cudurkan laga helay.

Mid ka mid 9ka qof ayaa la sheegay inuu yahay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle, waxaana kiisaska cudurkan uu u muuqdaa mid isa soo taraya.

Halkan hoose ka akhriso War Saxaafadeedka:-

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com