Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad ayaa waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay arrimo muhiim oo ay kamidyihiin: Ammaanka Gaalkacyo | colaaddii Towfiiq & Afbarwaaqo | Nooca doorasho ee Soomaaliya ka dhacaysa 2021 & dimuqraadiyeynta Puntland.
Waraysiga Wasiirka oo XASAASI ah hordhaciisa iyo qaar kamid ah su’aalaha Daljir waydiisey hoos ka daawo | Waraysiga oo dhamaystirana kala soco warbaahinta Daljir.
Daawo.
WASIIR DHABANACAD: Waraysi XASAASI ah oo dhinacyo badan taabanaya
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad ayaa waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay arrimo muhiim oo ay kamidyihiin: Ammaanka Gaalkacyo | colaaddii Towfiiq & Afbarwaaqo | Nooca doorasho ee Soomaaliya ka dhacaysa 2021 & dimuqraadiyeynta Puntland >>> Waraysiga Wasiirka oo XASAASI ah hordhaciisa iyo qaar kamid ah su'aalaha Daljir waydiisey hoos ka daawo | Waraysiga oo dhamaystirana kala soco warbaahinta Daljir
Posted by Radio Daljir on Wednesday, January 1, 2020
COMMENTS