Waraysi Dheere Pro Jaamac Xaaji Warsame oo arrimaha Turkiga Falanqaynaya.

Boosaaso, July 21 2016–Baarlamanka dalkaas ayaa la filaya inuu maalmaha soo socda go’aan ka gaaro in dib loo soo celiyo xukunka dilka oo wadankaas horey looga mamnuucay, si ay u suuragasho in xukuno daldalaad ah lagu fuliyo saraakiisha soo abaabulay afgembiga. 

Pro- Jaamac Xaaji Warsame oo ka faalooda arrimaha siyaasadda kuna sugan Turkiga ayaa arrimahaasi waxaa ka waraystay Axmed Sheekh Maxamed Tallman oo Boosaaso Jooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com