Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Puntland Shiikh Fu’aad Xaaji Maxamuud oo maanta waraysi gaar aha siiyay Radio Dajir ayaa waxa uu ka warbixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee abaarta ka jirta deegaanada Puntland, halka ay marayso, iyo xaalka ay ku suganyihiin dad iyo duunyo.
Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay Guddoomiyaha. Hoos ka dhegayso.
COMMENTS