Gobolka cusub ee la sheegay in Gabiley xaruntiisu noqoneyso wuxuu halis weyn galinayaa aayaha dadka reer Awdal, kaas oo lala rabo in badda gobolka Awlad la sooraaciyo Gabiley. Muhiimadda badeynta Gabiley ayaa lagu macneynayaa in ay la xiriirto badda uu Muuse Biixi rabo in uu Itoobiya ku wareejiyo. Kamaal Bashir ayaa Daljir u sheegay in reer Awdal aysan ku baraarugsaneyn khataraha soo fooleh.
AN INTERVIEW WITH KAMAL BASHIR, CHAIRMAN OF GADABUURSI YOUTH IN THE DIASPORA, ON CEDING AWDAL COAST TO MUSE BIHI'S PROPOSED NEW GABILEY REGION
Kamal discusses Muse Bihi's intention of creating a new Gabiley region and ceding the Awdal coast to this region. He calls this an… pic.twitter.com/iUZziSuisS
— Daljir Media (@radiodaljir) May 16, 2024
Diwaanka wararka | Daljir Media
COMMENTS