Guddoomiyihii hore ee gobolka Gardafuu ahna siihayaha xilka Maxamuud Axmed Caynab oo ayaa Daljir uga waramay xaalada adag ee gobolka kataagan isagoo sheegay in ay go’doon kujirto degmada Bareeda iyo 12 tuulo oo hoos yimaada .
waxa uu sheegay in roobabkii ka da’ay gobolka ay sababtay in isgaarsiinta ay meelaha qaar ka shaqaynin.
Waxa uu sheegay in maciishada qutul daruugi ah ee gobolka Gardafuu ay aad ukacday kiishka bariiska ah ayuu sheegay in lakala siisayo 75doolar, halka caagada saliida ay ka marayso ilaa iyo 8 doolar.
wariye Saynab Cabdinuur ayuu uwaramay.
COMMENTS